09 Nov 2017

Imtixaanka Bartamaha Semester ka

ABOUT EVENT

Waxaa nagusoo socdo imtixaankii midterm ka semesterka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2017-2018.

Imtixaanku waxa uu bilaaban doonaa Qamiis, 9ka bisha November 2017 wuxuuna socon doonaa ilaa Sabti 18ka November 2017 Hadduu Alle Idmo.

Waxaa casharadu dib ubilaaban doonaan Qamiis, 23ka November 2017 insha Allah.

EVENT SPEAKERS

Registration for : Imtixaanka Bartamaha Semester ka

[contact-form-7 404 "Not Found"]

Share This Event