09 Sep 2017

Furitaan ka sanad ka cusub ee Jaamacadda

ABOUT EVENT

Kadib fasixii sanadka, waxaa jaamacadda dib loo furi doonaa Sabti, 9ka September, 2017.
Usbuuca koobaad wuxuu ka koobnaan doonaa xafladdii furitaanka, maalmihii baraarujinta iyo jiheynta ardayda cusub, imtixaankii qubuulka, iyo maalinta ardaydi hore ee jaamacada
Kusoo dhawaada sanad kale oo farxad leh.

EVENT SPEAKERS

EVENT LOCATION

Registration for : Furitaan ka sanad ka cusub ee Jaamacadda

Share This Event