20 Aug 2017

Xaflada Qalinjabinta Dufcada 2-aad

ABOUT EVENT

Xafladdii qalin jabinta dufcadii 2aad ee Jaamacadda Jamhuuriya ayaa dhici doonta maalinta Isniinta, 4ta September, 2017.

Xafladda waxay ka dhici doontaa hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho, waxayna bilaaban doontaa 8:00 AM.

Ardayda qalin jabinayaan waxaa lagu wargelinayaa iney xaadir ku ahaadaan hoolka xafladda 7:30 AM.

EVENT SPEAKERS

EVENT LOCATION

Registration for : Xaflada Qalinjabinta Dufcada 2-aad

[contact-form-7 404 "Not Found"]

Share This Event