20 Oct 2017

Diyaarinta Cilmi Baarista Qalin Jabinta

Waxaa lagaaray xilligii ay bilaabi jireen kulliyaduhu howlihii cilmi baarista ardayda qalin jabinaya sanadkaan. Waxaa hada bilaabatay soo gudbinta group-yadii wadaagi lahaa mashruuca qalin jabinta iyo sidoo kale xulashadii supervisors ka, iyo waliba mowduuci cilmi barista.

Dadaal iyo guul insha Allah.