20 Oct 2017

Imtixaanka Qubuulka Sanad Dugsiyeedka 2017-2018

Waxaa la ogeysiinayaa ardayda cusub ee Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada inuu dhici doono imtixaankii qaabilaadda ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2017-2018.

Taariikhda: Khamiis, 14ka September, 2017.

Goobta: Xarunta jaamacada ee Digfeer

Saacadda: 08:00 AM

Download