20 Oct 2017

Ogeysiis: Imtixaannadii Re-examka

Xafiiska imtixaanaadka e jaamacada Jamhuuriya waxa uu kuwar gelinayaa dhamaan ardayda lagu leeyahay maadooyin iney iska diiwaan galiyaan xafiiska taariikhda Sabti 15/Juyl/2017 ilaa Talaado 18/July/2017.

Imtixaanku waxa uu bilaaban doonaa Sabti, 22ka bisha July, 2017 insha Allah.